Wasiir faahfaahin ka bixiyey Madaafiic ku dhacday Madaxtooyada (Daawo Sawirro)

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Max’ed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa faahfaahin ka bixiyey madaafiic ku soo dhacday Xarunta Wasaaradda oo kaabiga ku heysa Villa Somalia. Maareeye ayaa sheegay in madfac hoobiye ah oo ku soo dhacay mid ka mid ah xafiisyada Wasaaradda uu geystay burbur kooban, wuxuuna tilmaamay inuusan jirin wax khasaare nafeed ah … Continue reading Wasiir faahfaahin ka bixiyey Madaafiic ku dhacday Madaxtooyada (Daawo Sawirro)